Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamaanka dalka oo ka dooday xisaab xirka 2023-ka.

0
78

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa wadajirka ah ee sedaxaad,waxaana shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare.

Ajendaha kulanka ayaa waxa uu ahaa Akhrinta labaad ee warbixinta xisaabxirka sanad maaliyadeedkii 2023.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here