Soomaaliya oo yeelatay ra’iisal wasaare ku xigeen 2-aad.

0
90

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay xubno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada.

Xubnaha la magacaabay ayaa waxaa kamid ah Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ( Cabdisalaan Dhaay ) oo loo magacabaay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee dalka , Mudane Dr.Cilmi Maxamed Nuur Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud ee Dalka , Mudane Yuusuf Maxamed Aadan Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here