Shir looga hadlayay kulmeeysiga iyo ka faa’ideysiga kheryradka bada oo lagu qabtay Jowhar.

0
62

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiye ku-Xigeenka labaad ee Barlamaanka dowad gobaleedka Hirshabeelle siraaji Shiikh isaaq ayaa magaalada Jowhar ka daah-furay shir looga hadlayay Hormarinta kulmeeysiga iyo ka faideysiga kheeryradka Bada.

Daah-furka shirka ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan dowadda dhaxe,xubno ka socday Dowlad Goboleedyada Galmudug,Koonfur Galbeed iyo Jubbaland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here