Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaardda Arrimaha Gudaha maamulka Galmudug ayaa magaalada Galkacyo ka daahfurtay Shir looga hadalayay Xalinta Khilaafaadka iyo is dhaafsiga xogaha la xiriirta khilaafaadka beelaha.
Daahfurka Shirkaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro , Xildhibaano, Gudoomiyaasha Degmooyiinka , Odayaal , Haween iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.