Dowladda hoose ee Kismaayo oo bilowday inay baneyso wadooyin xirnaa.

0
58

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka magaalada Kismaayo ayaa bilaabay in ay baneeyaan qaar ka mid ah wadooyinka dhexmara xaafadaha magaalada oo horay loo deegaamaystay.

Furitaanka jidadkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada kismaayo , gudoomiyaasha xaafadaha, iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda hoose ee magaalada Kismaayo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here