Baladweyne ( Radio Beerlula)- Wasaaradda Waxbarashada Koonfur galbeed ayaa magaalada marka ka daahfurtay kulan looga hadlayay dardargalinta Waxbarashada deegaanka.
Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada Marka aqoonyahano iyo qeeybaha kala duwan ee bulshada rayidka.
Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.