kulan looga hadlayey horumarinta barakacayaasha oo lagu qabtay Kismaayo.

0
54

Baledweyne  (Radio Beerlula )-Masuuliyiin kamid ah Wasaaradda Howlaha guud ee Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qaabilay madax ka socotay Hay’adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR.

kulankaan ayaa looga hadlayay sidii barakacayaasha deegaanka Luglow ay u heli lahaayeen sharciga dhulka lahaanshiyaha, dhismaha wado ay ku dhib qabaan xili roobaadka iyo hormarin adeegyada ay u baahanyihiin .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here