Tababar ku saabsan awoodsiinta dhalinyarada oo lagu qabtay Baladweyne.

0
103

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Rugta Ganacsiga Dowad gobaleedka Hirshabeelle oo ka shaneeyso ururka HESDO ayaa maanta magaalada Baladweyne ku qabatay tababar lagu baranayay Awood Siinta Dhalinyarada.

Tababarkaan ayaa waxaa loo qabtay in ka badan 15 Dhalinyaro oo ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdimajiid Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here