Wado 182 KM ah oo laga dhisay badda dusheeda dalka Mareykanka

0
35

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wadadan oo dhererkeedu dhan yahay 182 KM islamarkana laga dhisay badda dusheeda waa xirfad injineernimo tii ugu sareysay oo cajiib.

Wadadan ayaa isku xirta Miami ilaa Key West Island ee gobolka Florida dalka Mareykanka .

Bilowgii qarnigii 20-aad, doomaha ayaa ahaa nooca kaliya ee gaadiidka ee goobtan loogu kala goosho, waxa kale oo ay dadka ku qasabtay in maalin dhan ay doomo sii saarnaadaan ayadoo hirarka badda ay garaacayaan.

Laakiin, farsamada la yaabka leh ee injineernimada ayaa meesha ka saartay dhibaatadaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here