Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

0
49

Baladweyne (Radio Beerlula)- Guddoomiyaha degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan Bashiir Cabdiraxmaan Sheekeye ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay sugidda amniga.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka tirsan cii ciidamada booliska, nabad sugidda iyo xubno oo ka tirsan maamulka degmada.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here