Madaxda dowladda oo ka qeyb galay soo dhaweynta markabka sahamin doona shidaalka dalkeenna.

0
64

 

Baladweyne (Radio Beerlula)- Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo dhaweeynaya Markabka Sahminta Shidaalka dalkeena Soomaaliya kaasi oo ka yimid Dalka Turkiga.

Munaasabada lagu soo dhaweynayay markabkaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madaxweyne Dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaaraha Dalka,Madaxweeynayaasha Maamulka Goboleedka Galmudug Iyo Koonfur Galbeed , Wasiiro , Xildhibaano iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here