Dhismaha wadada isku xirta deegaanka Bareeda iyo Carmo oo la dhagax dhigay.

0
73

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dhismaha wadada isku xiri doonto deegaanka Beereedka Barookhle iyo Degamada Carmo ayaa laga dhagax dhigay magaaladaasi.

Dhagax dhiga ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Gobolka Bari Abdirisaaq Cali Said Shaahdoon Mayarka Magaalada Carmo Eng Maxamed Cali Shire Ganacsato Xildhibaanada Golaha Degaanka Degmada Carmo Iyo Maamulka Madasha Kheyriga Ah Ee Midnimo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here