Kulan looga tashanayo istiraatiijiyada bahda cadaaladda oo lagu qabtay Muqdisho.

0
73

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan looga tashanayo istiraatiijiyada iyo horumarinta bahda cadaaladda.

Kulankaan ayaa waxaa goob jooga ahaa Xoghaya Wasaaradda Cadaalada XFS, Hay’addaha Dowlada Soomaliya iyo bulshada Rayidka.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here