Tababar ku saabsan dhaqan galinta nidaamka qaran ee dad dhigida oo lagu qabtay Baladweyne.

0
92

Baladweyne (Radio Beerlula)- Tababarkan oo ku saabsanaa dhaqan galinta nidaamka Qaran ee Dad dhigida ayaa waxaa loo qabtay howl-wadeenada Dowladda hoose ee Beledweyne qaar kamid ah ururada bulshada iyo xubno ka socday goobaha caafimad ee ku yaala magaalada.

Madasha lagu daahfurayay tababarkan ayaa waxaa ku sugnaa Agaasimaha Waaxda Qorsheynta & Xiriirka ee Agaasinka Guud ee Adeegyada Dad-dhigida iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ee wasaarada arimaha gudaha federaalka Soomaliya Sharmaarke Abdulkadir Ismail Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Dowladaha hoose ee Dowladda Hirshabelle Cabdiraxmaan Daahir Guure Karoore Maayarka Beledweyn Nadar Tabaax Maalin iyo Guddoomiyaha degmada Beledweyne Cumar Cismaan Calasoow.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here