Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Wisil ee gobolka Mudug ayaa lagu soo gabagabeeyay kulan wadatashiga dowladda iyo bulshada ee xasilinta, garsoorka iyo amniga degmada Wisil iyo deegannada hoos yimada.
Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socda wasaaradaha arrimaha gudaha, garsoorka, amniga, maamulka gobolka Mudug, kan degmad Wisil iyo xubno ka tirsan bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.