Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magalaada Kismaayo ayaa laga daahfuray Tababar lagu baran doono hadalada aan xanafta lahayn kaasi oo loo qabtay qaar kamid ah bulshada Degamadaasi.
Daahfurka tababarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Agaasimaha guud Ee Wasaaradda Cadaalada Jubbaland, Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jubbaland, Xildhibaano, Saraakiil, Ururada Bulshada iyo mas’uuliyiin kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.