Aqoon is weydaarsi ku saabsan xeeladaha Dhimista khataraha Degaanka oo lagu qabtay Jowhar

0
76

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka maamulka Hirshabeelle oo ka shaneeyso Hay’adda UNDP ayaa magaalada Jowhar ka daah-furtay aqoon is weydaarsi ku saabsan xeeladaha Dhimista khataraha.

Aqoon is weydaarsigaan oo daa-furay Wasiir ku-Xigeenka wasaaradda gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka maamulka Hirshabeelle Cumar Maxamed Cumar ayaa waxaa ka qeeybagalay qaar kamid ah Bulshada ku nool magaalada Jowhar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here