Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhismaha wadada isku xiri doonto Xamar iyo maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabelle ayaa laga bilaabay Degmada Kaaraan ee magalaada Muqdisho.
Waji koowad ee dhismaha wadadaan ayaa laga bilaabay Degmada kaaraan taasi oo dhirirkeedu uu yahay 12 kilometer iyo 30 balac ah.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.