Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Hay’adda Tayodhowrka Jubbaland ayaa duleedka magaalada Kismaayo ku gubay Burdhacay oo lagu hayay baqaar ku yaalla magaalada kaasi oo maalmo badan lagu daba jiray si aanan loogu gudbin bulshada.
Burkaan ayaa la marsiiyay baaris kala duwan si loo hubiyo in uu dhacay .
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.