Dhismaha xarunta Hooyada iyo dhallaanka tuulada Booraamo oo la dhagax dhigay.

0
70

Baladweyne (Radio Beerlula)- Dhismaha xarunta Hooyada iyo dhallaanka tuulada Booraamo ee Magaalada Burco ayaa la dhagax dhigay.

Dhagax dhiga Xaruntaan caafimaad ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka Tuulada Booraamo, Mas’uuliyiin ka socotay Ururka Wadani , Cuqaal , Dhallinyaro iyo Haween.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here