Baladweyne (Radio Beerlula)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho xiray shirweynaha 5-aad ee Hogaaminta iyo Hal-Abuurka dhalinyarada soomaliyeed.
Shirkaan oo lagu soo bandhigay Aalado Casri ah oo aay kamid yahiin, taleefona laga damin karo leeyrarka Guryaha,tubooyinka biyaha iyo kuwa kale ayaa waxaa ka qeeybagalay Wasiiro,xildhibaanno iyo aqoonyahanno.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.