Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland Bishaar Aadan Geedi ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtay Aqoon kororsi ku saabsan curinta wada-xaajoodka bulshada iyo bahda cadaaladda,
Furitaanka Aqoon kororsigaan waxaa ka qeybgalay wasiiro qaar kamid ahGolaha Wakiilada Jubbaland odayaal iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.