Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 1,300 ardey oo ka qalinjabiyey Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Jobkey ayaa xaflad loogu qabtay Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho
Munaasabadda waxaa ka qeybgalay maamulka Jaamacadda madax ka socotay Maxkamadaha dalka ,Xildhibaano,wasiiro,masuuliyiin kamid ah maamulka gobolka Banaadir,bahda waxbarashada iyo masuuliyiin kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin