In ka badan 200 oo ruux oo bartay xirfaddaha tiknolojiyadda oo tababar loogu soo gaba gabeeyay Hargeysa.

0
67

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu soo gaba gabeeyay tababar ku saabsan kobicinta Adeegsiga Tiknoolojiyadda kaasoo loo qeybtay in ka badan 200 oo ruux oo ka kala socota wasaaradaha Somaliland , ardeyda Jaamacaddaha iyo ciidamada qalabka sida.

Tababarkan ayaa inta uu socday lagu baranayay Ilaalinta Xogta, Maamulida Mareegaha, Rikibaada Iyo Cilad Bixinta Kamaradaha Ilaalada ammaanka.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here