Culimada iyo guddiga masjidka kheyraad ee Baladweyne oo cosaday in laga qeyb qaato dhismihiisa.

0
61

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddiga iyo culimada gacanta ku haaysa dhismaha masjidka Al-qeeyraad xaafada kooshin ee Beledweyne oo uwaramay Radio Beerlula ayaa codsaday in lagala qeybqaato dhismaha Masjidka.

Masjidka ayaa ubaahan dayactir xoogan iyo deeyr iyo sidoo kale agabka kale ee masaajid aloo isticmaalo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here