Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha maamulka Soomaaliland ayaa xariga ka jaray Ceel-biyood laga hirgaliyey Degamada Salaxleey.
Xarig jarka Ceel-biyoodkaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiirka Horumarinta Biyaha Soomaaliland, Xildhibaano, Odayaal , iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.