Tababar ku saabsan isku xerka Bulshada iyo Booliska oo lagu soo gabagabeyay Baraawe

0
96

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda amniga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baraawe kusoo gabagabeysay tababar lagu baranayay isku xerka bulshada iyo ciidamada Booliska.

 

Tababarkaan oo socday muda shan maalin ah ayaa waxaa ka qeeybagalay,maamulka degmada Baraawe,Sarakiil ka tirsan booliska maamulka Koonfur Galbeed iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool magaalada Baraawe.

Warkan waxaa inoo haya  Cabdimajiid Aweeys Isaaq

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here