Baledweyne ( Radio Beerlula )-Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kala fadhigooda shanaad ayaa ansixiyay misaaniyadda dowladda Soomaaliya ee sanadka 2025 taasi oo dhan 1,359,714,328.
Kulanka ooay shir Gudoomisay Gudoomiye ku-Xigeenka kobaad ee Golaha shacabka sacdiyo yasiin xaaji samatar oo aay wehliyaan Gudoomiye ku-Xigeenadda Barlamaanka labadiisa aqal ayaa ayaa waxaa goob joog ahaa 175 xildhibaan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.