Aqoon isweydaarsi looga hadlayay dib u heshiisiinta oo lagu qabtay Galkacyo.

0
65

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug ayaa lagu qabtay aqoon is weydaarsi looga hadlayay dib u heshiisiinta iyo Dolwlad wanaaga.

Aqoon is weydaarsigaan oo socan doona Mudo shan maalin ah ayaa waxaa ka qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan maamulada Galmudug iyo Puntland,maamulka Magaalada Galkacyo iyo qaar kamid ah dhalinyarada ku nool magaaladaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here