Tababar ku saabsan tacadiyada ka dhanka ah jinsiga oo lagu qabtay Kismaayo

0
46

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay Tababar kusaabsan taageerida hanaanka sharciga ee dhibanayaasha tacadiga Jinsiga.

Waxaa kasoo qaybgalay Tababarka Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Jubbaland, Agaasimayaal , Garsoorayaal , mas’uuliyiin ka socotay Dowlada Hoose ee Kismaayo Dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here