Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS ayaa magaalada muqdisho ku qabtay dood cilmiyeed kusaabsan sidii loo dhiirgalin lahaa dhallinyaradda leha hal-abuurka beeraha.
Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin kale duwan oo ka kala socoday jaamacaddaha iyo Dowalada federaalka Soomaali.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud