Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Luuq ayaa kulan looga hadlayay sidii Gar gaar bini aadanimo lo garsiin lahaa dadki ay saameeyeen dagaal beeleedyadii kadhacay Degmada waxa ay laqaateen Hay’adaha Samafalka Ee kahowlgala Degmada
Dadka ka barakacay degmada Luuqa ayaa degay deegaanada Yurkud,Haanooy,Xera 1aad iyo deegaano kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin