Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka dagmada Gaalkacyo ee gobalka mudug ayaa xarigga ka jaray xaruntii u horeeysay ee keydka kaluunka iyo kheyraadka Badda taasi oo lagu magaacaabo Easta Afriga islamarkaana laga hirgaliyay magaaladaasi
Munaasabada xariga jarka waxaa ka qayb galay maamulka degmada Gaalkacyo gancstada Gaalkacyo iyo Golaha deegaanka iyo bulshada magaaladaasi.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.