Dowladda Soomaaliya oo dalka ku soo celisay dhalinyaro ku xirnaa dalka dibadiisa.

0
49

Baladweyne (Radio Beerlula)- In ka badan 24 dhalinyaro oo ku xayirnaa wadanka Tunisiya ayaa manta dib loogu soo celiyay dalka kuwaasoo ka soo degay garonka Aadan cade ee maagalada muqdisho

Dhalinyaradaan ayaa waxaa garoonka magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay masuuliyiin ka tirsan XFS.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here