Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ayaa laga dhagax-dhigay dhismaha guryo cusub oo loo dhisayo dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaaladaasi iyadoo qaarkood loo dayactirayo guryo horay ugu dhisnaa.
Wasiiro kamid ah Puntland,maamulka degmada Qardho iyo kan gobolka Karkaar ayaa ka qeybgalay dhagax dhiga guryahan cusub.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.