Mashruuc xirfado lagu bari doono saddex kun oo gabdhood oo laga daah furay Muqdisho

0
54

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Faarax Shiikh Cabduqaadir ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashruuc waxbarasho oo aay ka faaideeysan doonan 3,000 oo gabdhood.

Munaasabadda daah-furka mashuurca ayaa wasiirka waxaa ku wehlinayey xubno ka tirsan wasaaradda waxbarashadda xukuumadda federaalka Soomaaliya,masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here