Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si rasmi ah u daah-furay xaafada casriga ah ee Amal Village, oo Shirkadda Amal Bank ay ka dhistay Garoowe.
Munaasabada xarig Jarka ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiiro Xildhibaano ganacsato madaxda shirkada Amal.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.