Kulan looga hadlayay wax ka badalka dastuurka oo lagu soo gabagabeyay Baydhabo

0
49

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Dastuurka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada ee Gobalka Baay kusoo gabagabeysay kulanka la tashiga Bulshada ee wax ka badalka cutubyada 5-naad iyo 9-aad ee Dastuurka dalka.

Kulanka oo socday muda sadax maalin ah ayaa waxaa ka qeeybagalay xildhibaano ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed,wasiiro,aqoonyahanno iyo qaar kamid ah Bulshada magaalada Baydhabo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here