kulanka wadahadalada Bulshada ee xuquuqaha loo simanyahay oo lagu qabtay Baladxaawo.

0
47

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Baladxaawo ee Gobalka Gedo Cabdicasiis Xareed Cabdullaahi ayaa daah-furay kullanka wada hadalka Bulshada iyo dowladda hoose ee xaquuqaha loo siman yahay.

Kullanka ayaa waxaa ka qeybagalay maamulka Degmada Baladxaawo,Xubno ka tirsan Golaha degaanka Degmada,Odayaal iyo qeybaha kale ee Bulshada Degmada Baladxaawo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here