Tababar kusaabsan Gudniinka fircooniga oo lagu qabtay magaalada Baydhabo.

0
61

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye ku xigeenka Ururka horumarinta xuquuqda Haweenka Koonfur-galbeed Marwo mulki ibaraahim Axmed ayaa maanta magaalada Baydhabo ka dahfurtay Tababar kusaabsan Sidii Bulshada loogu wacyo galin lahaa Gudniinka fircooniga.

Tababarka ayaa waxaa ka qaybgalay ururada haweenka ee ka dhisan magaalada baaydho culumada odyaasha iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here