Dhismaha Xarunta sheybaarka Qaranka oo laga dhagax dhigay Muqdisho

0
60

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa magaalada Muqdisho ka dhagax dhigay dhismaha cusub ee xarunta shaybaarka Qaranka.

 

Munaasabadda dhagax dhiga ayaa waxaa Wasiiru ku wehlinayey Agaasimaha shaybaarka Qaranka Dr Maxamed Cabdullaahi Cabdulle iyo xubno kale oo ka tirsan wasaaradda Cafimaadka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here