Baledweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 31 dhallinyaro ah ayaa fursado shaqo ka helay Shirkada korontada Al-Towba faraceeda xaafada Kooshin ee Magaalada Baladweyne.
Shaqooyiinka loo qaatay dhallinyaradan ayaa waxaa kamid ah qaybta farsamada , Xisaabaadka , lacag soo aruurinta iyo soo dhaweeynta macaamiisha.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.