Olole lagu wacyigelinayo haweenka uurka leh oo laga bilaabay magaalada Baladweyne.

0
52
Mother Contemplating Babies Birth

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gabdhaha da’yarta ee bartay cilmiga caafimaadka islamarkana ka howlgala MCH-yada magaalada Baladweyne ayaa bilaabay olole haweenka uurka leh loogu baraarujinayo inay tagan xarumaha caafimaadka si looga hortago dhibaatooyin caafimaad oo soo food saara.

Gabdhahan ayaa inta badan taga kaamanka barakacayasha iyagoo ku booriya haweenka inay la socdan xaalada caafimaad ee caruurtooda iyo tooda islamarkana ay yimadan MCH-yada ka furan xaafaddaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here