Masjidka jaamaca ah magaalada Guriceel oo maraya heer gabo gabo ah.

0
55

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Masjidka jaamaca ah ee magaalada Guriceel ayaa maraya heer gabogabo ah waxaana dhismahiisa bilaabay dad muxsiniin ah oo kala joogo dalka iyo dibadiisa.

Masjidkan oo ka kooban qeybo badan ayaa u bahan in la dhameys tiro maadama qarashkii lagu dhisi lahaa uu go-ay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here