Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xeerka dhismaha guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.

0
59

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta xarunta Villa Hargeysa kulan wadajir ah ku yeeshay ayaa ansixiyay xeerka dhismaha guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.

Baarlamaanka ayaa xeerkaan ku ansixiyey cod aqlabiyad ah, waxaana ogolaatay in la ansixiyo 173 Xildhibaan, mana jirin Xildhibaan diiday ama ka aamusay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here