Tababar ku sabsan cafimaadka guud oo loo furay qaar ka mid ah ardayda iskuulka Al isra

0
68

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iskuulka Al-isra ee magaalada Baladweyne ayaa tababar u furay qaar ka mid ah ardayda wax ka barato iskuulka.

Tababarkaan ayaa ku sabsan kor u qaadista iyo barashada  caafimaadka guud sida gar garka deg-daga ah, Duriinka, Calaamadaha nolosha iyo kuwa kale oo badan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here