Natiijada doorashada madaxtinimada iyo xisbiyadda Somaliland oo la shaaciyay.

0
44

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddiga komiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa  ku dhawaaqay in madaxweynaha Somaliland ee shanta sano ee soo socota loo doortay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) isagoo helay  63.92%.

Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka guuleystay Muuse Biixi Cabdi iyo Feysal Cali Waraabe oo ay ku tartameen doorashada madaxweynaha.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here