Kulan looga hadlayay horumarinta dakhliga gudaha oo lagu qabtay Jowhar

0
57

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Ibraahin Xiirane ayaa magaalada Jowhar ka daah-furay kullan looga Hadlayay Horumarinta dakhliga Gudaha.

Kullanka ayaa waxaa ka qeybagalay xubno ka tirsan dowlad gobaleedka Hirshabeelle,Ganacsato,Dhalinyaro iyo qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka magaalada Jowhar.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here