Xildhibaanada Labada gole Baarlamaanka Soomaliya oo ansixiyey hindisaha xeerka xisbiyadda iyo Ururada.

0
41

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan wadajir ah ayaa ansixiyay Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada kulanka soo xaadiray ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xeerkaan, waxaana ogolaatay 177 Xildhibaan, hal Xildhibaan ayaa ka aamusay, mana jirin xildhibaan diiday.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here