Mashruuc loogu talagalay in lagu horumariyo Beeraleyda oo lagu qabtay Kismaayo

0
36

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Beeraha Dowlad goboleedka Jubaland Geele Maxamed Aadan iyo Wasiiru Dowlaha Wasaarada Beeraha DFS Asad Cabdirisaaq Maxamed ayaa magaalada Kismaayo si wada jir ah ugu daah furay Mashruuca RLRP oo ka bilaabanaayo deeganada Dowalad gobaleedka Jubbaland.

Daah furka mashruucaan ayaa wax ka qayb galay masuuliyiinka socoday Wasaaraddaha Jubbaland sida Wasaaradda Beeraha, Wasaaradda isbadelka iyo cimilada Dowlad gobaleedka Jubbland, Wasaarada xanaanada iyo xoolaha iyo xubno ka socoday Hay’addaha ka hawal galo deegaanada Dowalad gobaleedka Jubbaland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here